Let's work together for our city

_E4I7618_HR.jpg

Shirarka Bulshada

Isagoo kaashanayo bulshada, gudoomiyaha Magaalada dhawaan la doortay ayaa qeexay guryo la awoodi karo, xiriirka bulshada iyo askarta, iyo dhaqaale siman inay yihiin waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu jeclaan lahaa jawaab celinta beesha.  

Gudoomiyaha dhawaan la doortay ee Minneapolis Jacob ayaa kugu martiqaadayo inaad la wadaagtid talooyinkaaga siyaasadeed iyo fikradaha hal abuurka ah ee qusaysa magaalada.

December 21, 6:00 - 8:00 p.m.
Urban Research & Outreach-Engagement Center, 2001 Plymouth Ave N

December 29, 8:30 - 11:00 a.m.
Horn Towers, 3110 Blaisdell Ave S.

Shirarkaan lacag la'aanta ah waxay qayb ka yihiin balan-qaadkii duqa magaalada Frey,  wuxaaana ka go’an dhisidda xidhiidh dhab ah ee loo dhan yahay, midaynta, iyo u horseedid ficil iyo isbedel muuqda. Nagalasoo qayb-gal caruurtaadana keen, waxaana barnaamijka lagu tarjumi doonaa af Somali, Spanish iyo Hmong. Na ogaysii hadaad wax dheeraad doonaysid ee nagalasoo xiriir transition@jacobfrey.org.

Buug yar:

Waxaad sidoo kale usoo gudbin kartaa fikradahaaga internetka

Magaca *
Magaca